C/raxmaan C/shakuur: “Beesha caalamku waxay u turbaan tumayaan Farmaajo”

Golaha Midowga musharraxiinta oo maanta ku qabtay magaalada Muqdisho shir jaraa’id ayaa waxaa mas’uuliyiintii ka hadlay ka mid ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo beesha caalamka ku eedeeyey iney Madaxweyne Farmaajo ku garab taagan yihiin ku xad gudubka sharciga iyo khaladaadka uu sameynayo. “Beesha Caalamka iskuma haleyneyno, waa nimanka u durbaan tumaaya Farmaajo oo xilligiisii … Continue reading C/raxmaan C/shakuur: “Beesha caalamku waxay u turbaan tumayaan Farmaajo”